厂耻鈥檃补濒
Waa kuma Ciise Masiixi?
Jawaab
Wey ka duwantahay su鈥檃ashsa ah: ilaah ma jiraa? Dad yar baa su鈥檃al ka qaba jiritaanka Ciise Masiixi, si baahsan baa loo aaminsanyahay inuu Ciise Masiixi ahaa nin ku socday dhulka Isra鈥檌il 2000 oo sano ka hor. Dooddu waxay bilaabataa markii laga munaaqashoodo mawduuca ku saabsan aqoonsiga Ciise Masiixi. Waxay u badantahay in diimaha waa weyn ay baraan inuu Masiixi ahaa Nabi, ama macallin wanaagsan ama nin ilaahay. Dhibku wuxuu yahay inuu baybalku noo sheegayo inuu Masiixigo ka badnnaa Nabi, macallin wanaagsan, ama nin ilaah.
C.S Lewis buugiisa Masiixinnimo wuxuu qorayaa waxa soo socda: Waxaan isku dayayaa halkan inaan qof kasta kaga baajiyo/celiyo runtii waxa doqonimada ah oo daku ka sheegaan isaga (ciise masiixi): Waxaan u diyaar ahay inaan u aqbalo Masiix sida macallin damiir oo weyn, laakiin ma aqbalayo sheegashadiisa ilaahnimo. Taasi waa hal shay oo ay tahay inaanan dhihin/odhon. Nin ahaa nin uun keliya oo yiri waxyaaluhuu masiixu yiri ma noqonayoo macallin damiir oo weyn. Wuxuu noqonayaa qof aan caadi ahayn/waalan, wuxuuna la dhig ama darajo yahay nin leh wuxuu yahay ukun baqday, dilaacday, hadii kalena wuxuu noqonayaa sheydaankii naarta. Waa inaad kala doorataa nin kani wuxuu ahaa, yahayna wiilkii ilaahay, hadii kale nin waalan ama wax ka xun. Waad isaga xiri kartaa doqon oo kale, candhuuf/calyo baad ku tufi kartaa, una dil sidii shaydaan oo kale, hadii kale ku dhac cagihiisa oo ugu yeer Boqor ama ilaah. Yaanaanse la iman waxyaalo xaqiraad ama jeesjees ah oon qiimo lahayn oo ku saabsan inuu ahaa macallin bani aadama oo weyn. Noogama uusan tagin fursad saas ah oo noo furan, mana uusan damcin.
Marka, yuu sheegtay Ciisi inuu yahay? Yuu baybalku sheegay inuu yahay?. Marka hore aan eegnno Kalmadaha/hadalada ciise ee John 10:30, ; Aniga iyo aabuhu waa mid鈥 daymada u horreysa tani uma eka shegasho ilaahnimo, hase yeeshee eeg jawaabta yahuudda ee kalmadihiisa., ; kuuma dhagaxyeeyneynno sababahaas midnna鈥欌檅ey ku jawaabeen yahuuddo鈥 laakin been abuurasho darted, maxaa yeelay adiga oo nin uun/keliya ah waxaad sheegataty ilaahnimo; ; (John 10:33) Waxay yahuudu u garteen hadalka Ciise sheegasho ilaahnimo. Ayadahaan soo socda, ciisi kama sixin yahuudda, mana dhihin/odhan: 鈥淢a sheegan ilaahnimo鈥. ; Taasina waxey tilmaameysaa inuu Ciise runtii leeyahay ilaahay baan ahay, kuna dhawaaqaya, 鈥 Aniga iyo aabuhu waa mid鈥 (John 10:30). John 10:58 waa tusaale kale. 鈥 Runtaan idiin sheegayaa,鈥 buu ciise ku jawaabay, 鈥 intuusa ibrahim dhalan, waan ahay/Anigu!鈥 haddana, jawaaab celin, yahuuddo dhagaxyeey qaateen ayaguu isku dayaya iney dhagaxyeeyaan ciise (John 8:59).
Ku dhaqwaaqidda ciise waxa uu yahay 鈥渨aan ahay/aniga waa dabbaqaad/dhaqan gelin toos ah testementigii hore uu ahaa magic ilaahay (Exodus3:14) Maxay yahuuddu u doonayaan dhagaxyeeyaan ciise hadane hadii uusan wax ay aaminsanyihiin inay been ka sheeg ilaahay tahay uusan dhihin, oo ah sheegashadiisa ilaahnimo. John 1:1 waxay leedahay kalmaddu waxay ahayd Ilaah. 鈥 John 1:14 鈥渨axey leedahay kalmaddu waxay noqotay hilib/naf鈥 Taasi waxay si cad u tilmaameysaa inuu ciise ilaah yahay nafahaan/hilib ahaan, Thomas taageere wuxuu ku dhahay ciise, 鈥楤oqorkeygiiyow. Ilaahayahow (john 10: 28) ciisana kama saxin. paulna wuxuu isaga ku sifeeyey; 鈥 ilaaheennii weynaa iyo badbaadiyeheenni鈥 鈥 ciise Masiix鈥 (titus 2; 14)
Xaqiijiye peterna sidaas oo kaluu yiri,鈥 ilaaheenna iyo badbaadiyaheenna 鈥 ciise Masiix (2 peter 1:1) Ilaaha aabaha ahina marag buu ka yahay wuxuu yahay ciise masiix., laakiin wiilka wuxaa ka yiri, Carshigaaga, oo ilaahow wuu jiri/waari weligiis, sax aansho/toosnaani waa ubucda/salka boqortooyadaada. Caddeyntii/markhaatigii hore/duugga ahaa waxay qireysaa ciise oo sheegaya sifihiisa, 鈥 Annaga ilmo waa noo dhasheen, Annaga wiil waa nala siiyey, Dawladduna garbihiisey saarnaaneysaa, Waxaana loogu yeeri doonaa la talye cajiib ah, ilaah awood badan, Aabe weligiis jira, amiirkii nabadda鈥 (Isaiah 9:6).
Marka sida uu C.S Lewis ku dooday in ciise loo rumeeyo inuu macallin fiican keliya ahaa maaha wax la ogol yahay, Ciise si cad oon la inkiri Karin buu u sheegay inuu ilaah yahay, Huduusan ilaah ahayn, narka waa beenlow, markaasna nabi maahan, macallin fiican maahan, nin ilaahna maahan, Isku dayo lagu sharraxayo kalmadaha ciise, ayaa aqoonyahanno鈥 Casri鈥 ahi鈥 waxey ku anddacoodeen, Ciisihii runta ahaa oo taarikhiga ahaa ma uusan odhan/dhihin wax badan oo baybalku u tiirinayo. Yaan nahay markaan ka murmeynno hadalkii ilaahay oo khuseysa wuxuu Ciise yiri ama uusan oran/dhihin,. Seebuu aqoon yahan labo kun oo sano ka dambeeyey Ciise uu uga xog ogaal san yahay wuxuu ciise yiri ama uusan oran/dhihin kuwii la noolaaday, la shaqeeyey uuna wax baray ciise laftigiisu (John 14:26)?
Maxay su; aasha waxa uu ahaa ciise ay sidaas aad muhiim ugu tahay? Maxa ku jaban haduu ciise ilaah yahay iyo hadii kale? Sababta ugu muhiimsan inuu ciisi ilaah noqdo waxaa weeye haduusan ilaah ahayn, geeridiisii kuma fillaan lahayn in lagu baxsho dambiyadii dunidoo dhan gashay (1 John 2:2) ilaah keliya ayaa bixin kara ciqaabtaas badan (Romans 5:8; 2 Corinthians 5:21) Ciise waa inuu ilaah yahay, si uu deymankeenna u baxsho, Ciise waa inuu nin yahay si uu u dhinto, Badbaado waxaa lagu helaa ciise masiixi oo la rumeeyo. Sarreyntu/cadamadu waa sababta uu u yahay jidka keliya oo badbaadu lagu heli karo, Ciise sarreynta iyo cadiimnimadiisu waa sababta uu u yiri, 鈥渨axaan ahay jidka iyo runta iyo nolosha鈥 Qofnna uma iman karo aabaha asagoon aniga I soo marin (John 14:6)
English
Waa kuma Ciise Masiixi?