那不勒斯足球俱乐部

settings icon
share icon
厂耻鈥檃补濒

Sidee ayaan ku ogaan karaa rabiotaanka Illaah ee nolosheyda? Muxuu ka dhahay Baybalka ogaanshaha rabitaanka Illaah?

Jawaab


Waa muhiim in la ogaado rabitaanka Illaah. Ciise wuxuu yiri in Xiriirkiisa dhabta ah ay yihiin kuwa og oo sameeyo rabitaankla Aaabaha: 鈥淐id walba oo sameyso rabitaanka Illaah waa walaalkeyga iyo walaasheyda iyo hooyadeyda鈥 (Markos 3:35). Masaalkaan ee labada wiil, Ciise wuxuu canaantay madaxa wadaadada iyo waayeelada ee ku guuldareystay rabitaanka Aabaha; gaar ahaan, kama 鈥渁ysan ka towbad keenin oo ma aaminin鈥 (Matayos 21:32). Inteeda aasaaska ah, rabitaanka Illaah waa ka towbad keenka dambiyadeena iyo aaminaada iyo aaminaada Masiixi. Haddii aanan qaadan tallaabada ugu horeyso, kadib weli maanan ogolaanin rabitaanka Illaah.

Markii aan ku qaabilno Masiixi aaminaad ahaan, waxaa ka sameysannahay carruurta Illaah (Yooxanaa 1:12), iyo wuxuu rabooday inuu nagu hogaamiyo wadadiisa (Sabuurradii 143:10). Illaah iskuma dayayo inuu qariyi Rabitaankiisa ee inaga naga imaanayo; Wuxuu rabaa inuu muujiyo. Xaqiiqda, Wuxuu mar hore nasiiyay wax badan, jaheyno bafdan ee Eraygiisa. Waa inaan 鈥渟iinaa mahadcelin oo xaaladaha oo dhan; oo kani inuu yahay rabitaanka Illaah ee adiga鈥 (1 Tesaloniika 5:18). Waa inaan sameynaa shaqooyinka wanaagsan (1 Butros 2:15). Iyo 鈥渨aa rabitaanka Illaah ee ah inaad quduus ahaataa: ee ah inaad ka fogaataa galmada xaaraanta ah鈥 (1 Tesaloniika 4:3).

Rabitaanka Illaah waa la ogaan karaa iyo la muujin karaa. Rooma 12:2 wuxuu yiri, 鈥淗a raacin muddo kale oo dheer aqaabka aduunkaan, laakin ku badelmay cusbooneysiinta maskaxdaada. Kadib waxaa kuu suurtogaleyso inaad tijaabisid oo cadeynsid waxa rabitaanka Illaah yahay鈥擶anaagiisa, farxadgelinayo iyo rabitaan wanaagsan.鈥 Mareenkaan wuxuu na siiyaa muhiimadao isku xiggo: canuga Illaah wuu diiday inuu raaco aduunka iyo badelkii u ogolaado nafsadiisa inuu noqdo Ruux. Sida maskaxdaan lagu cusbooneysiiyay sida waafaqsan waxyaabaha Illaah, kadib wuu logaan karaa rabitaanka wanaagsan ee Illaah.

Sida aan u raadineyno rabiytaanka Illaah, waa inaan hubinaa waxa aan u tioxgelineyno kinaysan aheyn wax Baybalka mamnuucay. Tusaale ahaan, Baybalka wuu manuucay xatooyada; maadaama illaah wuxuu si cad uga hadlay arinta, waan ognahay waa not rabitaankiisa ee aan noqono bangi dhacayaal鈥攛itaa looma baahno inaan ku tukuno. Sidoo kale, waa inaan hubinaa waxa aan u tixgelineyno rabitaanka Illaah ammaanto oo nagu caawiso inaga iyo dadka kale inaan ku ,korno ruux ahaan.

Ogaanshaha rabitaanka Illaah mararka qaar way adagtahay sababtoo ah waxay u baahantahay dulqaadka. Waa dabiici in la raboodo dhammaan rabitaanka Illaah oo hal mar, laakin ma ahan sida caadi ahaa Uu u shaqeeyo. Wuxuu noo sheegay gtallaabada waqtiga鈥攄haqaaq walba tallaabada aaminaada鈥攊yo noo ogolaado inaan joogteyno inaan siiw wadno inaan Isaga aamino. Sheyga ugu muhiimsan waa mid, sida aan sugeyno jaheyn dheeraad ah, waxaan ku mashquulsannahay sameynta wanaaga aan garaneyno inaan sameyno (Yacquub 4:17).

Sida badan, swaxaan rabnaa inuu Illaah na siiyo gaararka鈥攈alka laga shaqeeyo, halka lagu noolaado, cida laguursanayo, gaariga la iibsanayo, iwm. Illaah wuxuu n oo ogolaanayaa inaan dooqyo sameyno, iyo, haddii aan ku qeylino Isaga, wuxuu leeyahay qaabab looga hortagayo dooqyada qaldan (fiiri Falimaha Rasuullada16:6-7).

Sida wanaagsan ee aan qofka u barano, skida badan ee aan u ogaano rabkitaanadiisa ama rabotaanadeeda. Tusaale ahaan, canug ayaa eegi karo dhinaca wado mashquulsan oo balooniga ugu dhacday, laakin madaba carraro, sababtoo ah wuu ogyahay 鈥渋n aabaheyga uusan rabin inaan sidaas sameeyo.鈥 Looma baahno inuu weydiiyo aabhihiisa tallo oo xaalad walboo gaar ah; wuu ogyahay waxa aabihiisa uu dhahayo sababtoo ah wjuu ogyahay aabihihiisa. Isla sidaas ayaa run ku ah xiriirka Illaah. Inaga oo la lugeyno illaah, cadeecida Eraygiisa iyo ku tiirsanaanta ruuxiisa, waxaan ogaanay inaan siineyno maskaxda Masiixi (1 Korintos 2:16). Waan ognahay isaga, iyo taasi waxay nagu caawisaa inaan ogaano rabitaankisa. Waxaan helnaa jaheynta Illaah oo si diyaar ah loo heli karo. 鈥淪axnaanta eedeyn la'aanta waxay ka dhigtaa wadadooda mid toosan, / laakin kuwa sharta ah waxaa la keenaa hoosta xumaantooda鈥 (Maahmaahyadii 11:5).

Haddii aan ku lugeyneyno meel u dhow Illaah oo si run ah u ogaansanayo Rabitaankiisa nololaheena, Illaah wuxuu ku meeleynayaa Rabitaankiisa ee qalbigeena. Furaha wuxuu rabaa rabitaanka Illaah, ma ahan nafsadeena. 鈥淩ahmada nafsadaada ee ILLAAH iyo wuxuu ku siinayaa rabotaanada qalbigaaga鈥 (Sabuurradii 37:4).

English



Ku noqo bogga Soomaliga

Sidee ayaan ku ogaan karaa rabiotaanka Illaah ee nolosheyda? Muxuu ka dhahay Baybalka ogaanshaha rabitaanka Illaah?
© Copyright 那不勒斯足球俱乐部