厂耻鈥檃补濒
Ma yahay Ciise Waddada kaliya ee Janada?
Jawaab
鈥淲axaan asal ahaan ahay qof wanaagsan, marka waxaan galayaa janada." 鈥淲aayahay, marka waxaan sameeyay waxyaabo xun, laakin waxaan sameeyaa waxyaabo badan oo wanaagsan, marka waxaan galayaa janada." 鈥淚laahey iima dirayo naarta sababtoo ah lama nooli Baaybalka. Waqtiyada way isbedeleen!" 鈥淜aliya dadka aadka u xun sida kuwa carruurta ku xadgudba iyo dilaayaasha waxay galayaan naarta."
Kuwaan dhammaantood waa taxane caadi ah, laakin runta ayaa waxay tahay in kuligood ay been yihiin. Sheydaanka, xukumaha aduunka, ayaa ku abuuray fikirkaan madaxeena. Isaga, iyo qof walba oo raaca wadadiisa, waa cadawga Ilaahey (1Butros 5:8). Sheydaanka waa qiyaanoole iyo badanaa wuxuu iska dhigaa qof wanaagsan (2 Korintos 11:14), laakin wuxuu xukumaa dhammaan maskaxyada aan ka mid aheyn Ilaahey. 鈥淚laahey da鈥檇aan wuxuu camooleeyay maskaxyada kuwa aan aaminsaneyn, marka ma arki karaan iftiinka injiilka ee ammaanta Masiixiga, kaas oo ah muuqaalka Ilaahey" (2 Korintos 4:4).
Waa been in la aamino in Ilaahey uusan tixgelinin dambiyada yar ama in naarta waxaa loo dhigay 鈥渄adka xun." Dhammaan dambiyada waxay naga gooniyeysaa Ilaahey, xitaa 鈥渂een yar oo waqti ah.鈥 Qofwalba wuxuu leeyahay dambi, iyo ma jiro qof isku filan oo shaqsigooda janada geli karo (Rooma 3:23). Jano gelida kuma saleysno haddii wanaageena uu ka culusyahay xumaanta; dhammaanteen waan weyneynaa haddii taasi ay tahay dacwada. 鈥淚yo haddii naxariis ahaan, ka dib ma ahan markale shaqooyinka; haddi ay ahaan laheyd, naxariista ma ahaan laheyn markale naxariis鈥 (Rooma 11:6). Wax wanaag ah oo aan sameyn karno malahan oo aan ku heleyno wadadeena janada ah (Tiitos 3:5).
鈥淜a gal dhinaca ganjeelka ciriiriga ah. Balaca waa ganjeelka iyo balaca waa waddada kuu hogaamineyso bubur, iyo kuwa badan waxay ka galaan iyada" (Matayos 7:13). Xitaa haddii qof kale oo kale uu ku noolyahay nolol dambi ah oo dhaqan ahaan meeshaas oo Ilaahey la aaminsanyahay caan ma ahan, Ilaahey kaama raali ahaanayo. 鈥淪ida adiga, waxaad ku dhimitay caasinimadaada iyo dambiga, taas oo aad horay ugu noolaan jirtay marka aad raacday wadooyinka aduunkaan iyo xukumaha boqortooyada hawada, ruuxa kaas oo hadda shaqo kula jira kuwa caasiyoobay" (Efesos 2:1-2).
Goortii Ilaahey uu abuuray aduunka, kaamil ayay aheyd iyo wanaagsaneyd. Ka dib wuxuu abuuray Adam iyo Eve iyo siiyay rabitaankooda u gaarka ah, si markaas ay u helaan dooq ama hala raaco ama cadeec Ilaahey. Laakin wuxuu sheeydaanka isku dayay in uu ku caasiyoobo Ilaahey, iyo way dambiyoobeen. Tani waxay kala qeybisay iyaga (iyo qof walba oo yimid iyaga kadib, oo inaga aan ku jirno) taas oo u suurtgalisay lalahaanshaha xiriir dhaw Ilaahey. Waa kaamil Isaga iyo quduuska iyo waa in uu xukumaa dambiyada. Sida dambiilayaasha, waan ula heshiin weynay nafsadeena Ilaahey. Marka wuxuu sameeyay wadda aan Isaga kula midoobi karno janada. 鈥淚laahey aad ayuu u jecelyahay aduunka uu siiyay kaligiisa iyo Wiilka, ee qofwalba oo aamina isaga mala halaagayo laakin wuxuu helayaa nolol daa鈥檌n ah 鈥漎ooxanaa (ohn 3:16). 鈥淐uleyska dambiga waa dhimasho, laakin naxariista Ilaahey waa nolol waarta ee Ciise Masiixi ilaaheygeena ah" (Rooma 6:23). Ciise wuxuu u dhashay in uu u dhinto dambiyadeena si markaas aanan ula kulmin. Sedex maalmood dhimashadiisa kadib, Qabriga ayuu ka soo kacay (Rooma 4:25), isagoo usu cadeynayo Shaqsigiisa guusha dhimashada ah. Wuxuu ka gudbay booska u dhaxeeyo Ilaahey iyo aadanaha si markaas aan ula yeelano xiriir gaar ah Isaga haddii aan aammino kaliya.
鈥淗adeer tani waa nolol dheer: ee laga yaabo in ay ku gartaan adiga, Ilaaheyga runta kaliya, iyo Ciise Masiixi, kaas oo aad soo dirtay" (Yooxanaa 17:3). Dadka badanaa waxay aaminsanyihiin Ilaahey, xitaa Sheydaanka wuu sameeyaa. Laakin badbaado helida, waa in aan Ilaahey ku laabanaa, qaab xiriir gaar ah, ku laabo dambigeena, iyo Isaga raacno. Waan in aan ku aaminaa Ciise wax walba oo aan sameyno. 鈥淲anaagaan Ilaahey ka yimid ee ku yimid rumeynta dhinaca Ciise Masiixi oo dhammaan dadka aaminsan. Ma jiraan wax isbedel ah鈥 (Rooma 3:22). Baaybalka wuxuu baray in aysan jirin waddo kale oo badbaado ah oo aan ka aheyn dhinaca Ciise. Ciise wuxuu yiri Yooxanaa 14:6, 鈥渨axaan ahay waddada, runta, iyo nolasha. Ma jiro qof u imaanaya Aabaha aan ka aheyn in uu aniga isoo maro."
Ciise waa waddada kaliya ee badbaadada ah sababtoo ah waa Qofka kaliya oo bixin karo ciqaabta dambigeena (Rooma 6:23). Ma jirto diin kale oo barto deynta ama halista dambiga iyo cawaaqibteeda. Ma jirto diin kale oo bixiso lacag bixin aan la koobi karin ee dambiga ah kaliya Ciise Masiixi ayaa bixin kara. Ma jirto 鈥渄iinta hele鈥 kale oo Ilaahey noqonayo aadane (Yooxanaa 1:1,14) 鈥 waddada kaliya ee deyn aan la soo koobi karin waa la bixin lahaa. Ciise waa in uu Ilaah noqdaa si markaas uu ubixiyo deynteena. Ciise waa in uu aadane ahaadaa si markaas u dhinto. Badbaadada waxaa laga heli karaa kaliya dhinaca rumeysiga Ciise Masiixi! 鈥淏adbaada lagama helayo qof kale, ma jiraan maggac kale sida waafaqsan janada la siiyay aadanaha ee ah in aan ku badbaadno鈥 (Falimaha Rasuulada 4:12).
Miyaad go鈥檃an masiixi ka gaartey waxaad halkan aqrisay darted? Haddey saas tahay fadlan riix badhanka hoose oo oranaya, waan aqbalay/yeelay masiixi maanta.
English
Ma yahay Ciise Waddada kaliya ee Janada?